Ciidamada Gor Gor ee ku sugan Muqdisho oo Howlgal loo diyaariyay (Daawo Sawirada)

Xerada Damaanyo ee magaalada Muqdisho waxaa ku xareesan ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya gaar ahaan kuwa Turkiga tababaray ee Gor Gor, ciidankan ayaana dowlada u diyaarisay in howlgalo kala duwan fuliyaan. Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi, ayaa kormeer ugu tagay ciidankan katirsan Gor Gor ee ku xareesan xero Damaanyo, waxa uuna … Continue reading Ciidamada Gor Gor ee ku sugan Muqdisho oo Howlgal loo diyaariyay (Daawo Sawirada)